SAHAN ONLINE

  • HOME
  • Somali News
  • World News
  • News in English
  • Sports
  • Opinion
  • Video
  • Contact

Xildhibaan Xiddig: Awooda Baarlamaanku ma dhaafsiisna magaalada Muqdisho

April 11, 2017 Leave a Comment

Share this:

  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Google+ (Opens in new window)
  • Click to email this to a friend (Opens in new window)

Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig

MUQDISHO – Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in awooda iyo go’aanada Baarlamaanku aysan dhaafsiisneyn magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Xiddig ayaa sheegay in looga baahan yahay Baarlamaanka iney awoodooda ku baahiyaan dalka maadaama dalku uu Federaal qaatay.

Marka hore waa inaan Isweydiinaa,wadanka waa Federaal,dowladda Federaalka ahayd iyo dowladgoboleedyada ,dowladda Xamar ka dhisan oo Baarlamaanku kow ka yahay ,Xukuumadda iyo mas’uuliyiinta ma waxaan nahay Baarlamaan iyo Xukuumadda gobolka Banaadir mise waxaan nahay Baarlamaan iyo Xukuumad Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya”ayuu yiri Xiddig.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in la keen barnaamijyo cad cad oo xuquuqda gobolka Banaadir wax looga qabanayo maadaama 18-kii gobol laga reebay.

Horta awooda baarlamaanka page gaarsiisan tahay ,Afgooye iyo Balcad ma gaarto,gobolka Banaadir dadka jooga dhib ayaan ku haynaa,awaamiirteeda asiga ayey ka fushaa,wax kasta ayaa lagu dul qabtaa,haddaan nahay Baarlamaanka gobolka Banaadir ama haddaan nahay Baarlamaan Fedetaal.

Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig ayaa ugu dambeyn soo jeediyey in awooda Baarlamaanka la gaarsiiyo dalka oo dhan maadaama Federaal la yahay.

SAHANONLINE.COM

Share this:

  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Google+ (Opens in new window)
  • Click to email this to a friend (Opens in new window)

Related

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

Ciidamada Imaraadku Tababaro oo Dhaqdhaqaaq ka bilaabay Jiida Sugure [SAWIRRO]

Ciidamada Imaraadku Tababaro oo Dhaqdhaqaaq ka bilaabay Jiida Sugure [SAWIRRO]

Jenaraal Gorod : Saraakiisha iyo Askartii ka dambeysay Iska hor imaadka gacanta ayaan ku haynaa

Jenaraal Gorod : Saraakiisha iyo Askartii ka dambeysay Iska hor imaadka gacanta ayaan ku haynaa

Faahfaahin: Iska Hor imaad ka dhacay maanta Xerada Jen. Gordon ee Muqdisho

Faahfaahin: Iska Hor imaad ka dhacay maanta Xerada Jen. Gordon ee Muqdisho

MUQDISHO: Iska hor imaad dagaal oo ka socda Xerradii hore ee Tababarka Imaaraadka

MUQDISHO: Iska hor imaad dagaal oo ka socda Xerradii hore ee Tababarka Imaaraadka

Maxamed Salax oo ku Guuleystay Abaalmarinta PFA ee sanadka 2018ka

Maxamed Salax oo ku Guuleystay Abaalmarinta PFA ee sanadka 2018ka

Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo xilka iska casilay iskuna sharaxay Afhayeenka Baarlamaanka dalka

Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo xilka iska casilay iskuna sharaxay Afhayeenka Baarlamaanka dalka

Opinion /Maqaalada

Haddaan Saxaafada Puntland la Taageerin, Mustaqbalka Dalku Muxuu Noqonayaa?

Haddaan Saxaafada Puntland la Taageerin, Mustaqbalka Dalku Muxuu Noqonayaa?

Categories

Wararka u danbeeyey

  • Ciidamada Imaraadku Tababaro oo Dhaqdhaqaaq ka bilaabay Jiida Sugure [SAWIRRO]
  • Jenaraal Gorod : Saraakiisha iyo Askartii ka dambeysay Iska hor imaadka gacanta ayaan ku haynaa
  • Faahfaahin: Iska Hor imaad ka dhacay maanta Xerada Jen. Gordon ee Muqdisho

Social

  • View sahanonlinecom’s profile on Facebook
  • View sahanonlinecom’s profile on Twitter
  • View #’s profile on YouTube
  • View #’s profile on Google+

Copyright © 2018  ·  SAHAN  ·  Contact

loading Cancel
Post was not sent - check your email addresses!
Email check failed, please try again
Sorry, your blog cannot share posts by email.