SAHAN ONLINE

  • HOME
  • Somali News
  • World News
  • News in English
  • Sports
  • Opinion
  • Video
  • Contact

Xildhibaan Cumar Waaberi oo Puntland ku dhaliilay iney mas’uul ka tahay Doonida ku caariday Boosaaso

February 8, 2018 Leave a Comment

Share this:

  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Google+ (Opens in new window)
  • Click to email this to a friend (Opens in new window)

Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi

MUQDISHO – Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Puntland ku eedeeyay iney qaadayso mas’uuliyadda dooni laba maalin ka hor kusoo caarisay xeebta Boosaaso.

Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay qaabkii ay Puntland uga jawaabtay shilkaas,wuxuuna sheegay in hantida dadweynaha ay mas’uul ka tahay Xukuumadda Puntland.

Hantida doonta saaran waa mid aad u badan, waxay ahayd in doonida la dhageysto maadaama dhib uu haystay, mas’uuliyaddeeda waxaa qaadaya cid walbo oo shaqo ku leh arrimahan oo ay ugu horreyso wasaaradda dekadaha, waxay ahayd in si degdeg ah dekadda loo soo geliyo oo la badbaadiyo hantida doonida saaran”ayuu yiri Xildhibaan.

Xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in beddelkii ay Wasaaradda Dekedaha is difaaci lahayd ay xilka baneeyaan Madaxda Wasaaradda maadaama ay muuqato diyac si mas’uuliyadooda ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

Ugu dambeyn ,Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi ayaa codsaday in gacan laga geysto sidii gurmad loogu sameyn lahaa badbaada hantida saaran doonidan soo caarisay.

SAHANONLINE.COM

Share this:

  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Google+ (Opens in new window)
  • Click to email this to a friend (Opens in new window)

Related

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

Faahfaahin: Iska Hor imaad ka dhacay maanta Xerada Jen. Gordon ee Muqdisho

Faahfaahin: Iska Hor imaad ka dhacay maanta Xerada Jen. Gordon ee Muqdisho

MUQDISHO: Iska hor imaad dagaal oo ka socda Xerradii hore ee Tababarka Imaaraadka

MUQDISHO: Iska hor imaad dagaal oo ka socda Xerradii hore ee Tababarka Imaaraadka

Maxamed Salax oo ku Guuleystay Abaalmarinta PFA ee sanadka 2018ka

Maxamed Salax oo ku Guuleystay Abaalmarinta PFA ee sanadka 2018ka

Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo xilka iska casilay iskuna sharaxay Afhayeenka Baarlamaanka dalka

Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo xilka iska casilay iskuna sharaxay Afhayeenka Baarlamaanka dalka

Khayre oo sheegay in Deeqaha La Siiyo Somaliya Lagu soo Shubayo Akoonada Dowladda Federaalka

Khayre oo sheegay in Deeqaha La Siiyo Somaliya Lagu soo Shubayo Akoonada Dowladda Federaalka

Wasiirkii hore ee Dekedaha Puntland oo ka hadlay Warqad Muran dhalisay oo Loo Diray CCECC

Wasiirkii hore ee Dekedaha Puntland oo ka hadlay Warqad Muran dhalisay oo Loo Diray CCECC

Opinion /Maqaalada

Haddaan Saxaafada Puntland la Taageerin, Mustaqbalka Dalku Muxuu Noqonayaa?

Haddaan Saxaafada Puntland la Taageerin, Mustaqbalka Dalku Muxuu Noqonayaa?

Categories

Wararka u danbeeyey

  • Faahfaahin: Iska Hor imaad ka dhacay maanta Xerada Jen. Gordon ee Muqdisho
  • MUQDISHO: Iska hor imaad dagaal oo ka socda Xerradii hore ee Tababarka Imaaraadka
  • Maxamed Salax oo ku Guuleystay Abaalmarinta PFA ee sanadka 2018ka

Social

  • View sahanonlinecom’s profile on Facebook
  • View sahanonlinecom’s profile on Twitter
  • View #’s profile on YouTube
  • View #’s profile on Google+

Copyright © 2018  ·  SAHAN  ·  Contact

loading Cancel
Post was not sent - check your email addresses!
Email check failed, please try again
Sorry, your blog cannot share posts by email.