SAHAN ONLINE

  • HOME
  • Somali News
  • World News
  • News in English
  • Sports
  • Opinion
  • Video
  • Contact

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Sagootiyay Xulka kubadda cagta Jubbaland[Sawirro]

December 7, 2017 Leave a Comment

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Sagootiyay Xulka kubadda cagta Jubbaland[Sawirro]

MUQDISHO - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qado sharaf Magaalada Muqdisho ugu sameeyay Ciyaartooyda Xulka kubada Cagta Jubbaland ee ka qayb galaya … [Read more...]

Tababaraha Kooxda Chelsea Antonio Conte oo raaligelin bixiyay

December 2, 2017 Leave a Comment

Tababaraha Kooxda Chelsea Antonio Conte oo raaligelin bixiyay

LONDON – Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa raaligaliyay garsoone Neil Swarbrick kadib markii cayaar looga saaray in uu ku mudaharaaday garsoorayaasha cayaarta. Cayaartaas ayaa ka dhacday … [Read more...]

Kooxda Australia (Melbourne Team) iyo booqashadoodii magaalada Qardho[Sawirro]

December 1, 2017 Leave a Comment

Kooxda Australia (Melbourne Team) iyo booqashadoodii magaalada Qardho[Sawirro]

QARDHO - Kooxda Kubada Cagta ee ka timid Melbourne, Australia ayaa shalay kulan ciyaar saaxiibtimo la yeeshay kooxda Qardho FC ee ka dhisan xarunta gobalka Karkaar ee Puntland- … [Read more...]

Tartanka Kubadda Cagta Maamul goboleedyada dalka oo laga wareejiyay magaalada Kismaayo

November 30, 2017 Leave a Comment

Tartanka Kubadda Cagta Maamul goboleedyada dalka oo laga wareejiyay magaalada Kismaayo

MUQDISHO – Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabanayaa tartankii kubadda cagta ee Maamul goboleedyada dalka kaasoo markii hore loo qorsheeyay in lagu qabto magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Shir … [Read more...]

Cayaartoy Soomaaliyeed oo gaaray magaalada Boosaaso[Sawirro]

November 26, 2017 Leave a Comment

Cayaartoy Soomaaliyeed oo gaaray magaalada Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO - Waxaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso Cayaartoy Soomaaliyeed oo ka yimid dalka Australia. Cayaartoydan ayaa maanlinta berry ah la cayaari doonta Kooxda FC Bari oo dhawaan kusoo … [Read more...]

  • « Previous Page
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
  • …
  • 25
  • Next Page »

Opinion /Maqaalada

Haddaan Saxaafada Puntland la Taageerin, Mustaqbalka Dalku Muxuu Noqonayaa?

Haddaan Saxaafada Puntland la Taageerin, Mustaqbalka Dalku Muxuu Noqonayaa?

Categories

Wararka u danbeeyey

  • Faahfaahin: Iska Hor imaad ka dhacay maanta Xerada Jen. Gordon ee Muqdisho
  • MUQDISHO: Iska hor imaad dagaal oo ka socda Xerradii hore ee Tababarka Imaaraadka
  • Maxamed Salax oo ku Guuleystay Abaalmarinta PFA ee sanadka 2018ka

Social

  • View sahanonlinecom’s profile on Facebook
  • View sahanonlinecom’s profile on Twitter
  • View #’s profile on YouTube
  • View #’s profile on Google+

Copyright © 2018  ·  SAHAN  ·  Contact