DIMISHIQ – Madaxweynaha dalka Siiriya Bashar Al-Assad ayaa sheegay in duqeynta bariga Ghouta ay qasab tahay in ay sii socoto,xitaa haddii dadka loo samaynayo marin ay ka baxaan. Bashar Al-Assad … [Read more...]
Maraykanka oo Shaaca ka qaaday Waqtiga uu Safaaradiisa cusub ka furanayo Qudus
WASHINGTON – Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in Safaaradda cusub ee Maraykanka ee Qudus la furi doono bisha May ee soo socota. Furitaanka Safaaradda cusub ayaa kusoo … [Read more...]
Donald Trump: Hala Hubeeyo Macallimiinta say Ardayda u difaacaan
WASHINGTON – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa soo jeediyay in macallimiinta oo la hubeeyo ay mustaqbalka ka hortagi karto toogashada ka dhacda Iskuulada Mareykanka. Madaxweyne Donald … [Read more...]
Qaramada Midoobay oo ku baaqday Xabad Joojin gudaha Siiriya
WASHINGTON – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka dalbadaya golaha ammaanka in uu meel mariyo 30 cisho oo xabad joojin ah gudaha Siiriya. Antonio Guterres ayaa sheegay in … [Read more...]
Dalka Itoobiya oo Xaalad degdeg ah lagu soo rogay
ADDIS ABABA – Golaha Wasiirada dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dalka la gelinayo muddo saddex bilood ah taasoo isla maantaba bilaabatay. Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib … [Read more...]
- « Previous Page
- 1
- 2
- 3
- 4
- …
- 94
- Next Page »